(Sawirro) Madaxweynaha Puntland oo Boosaaso kulan kula qaatay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya.
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta magaalada Boosaaso kulan kula qaatay safiirka Maraykanka u fadhiya Soomaaliya Ambassador Donald Yamamoto iyo wafti balaadhan […]