Ogaysiis ku socda akhristayaasha

Waxaan ku wargalinaynaa akhristayaasha in maalmihii lasoo dhaafay aan howlo dib u habeyn ah ku wadnay Website-ka, sidaas awgeed waan ka cududaaranaynaa mudadii aan kala maqlayn.

Waxaan idiin balan qaadeynaa adeeg hufan , warar tafadiran oo lasoo hubiyey, iyo barnaamijyo khaasa sida faalada Jamcada oo aan ku eegeyno qodobka ugu culus wararka todobaadkaas.

Marlabaad waan ka cududaaranaynaa mudadii aan kala maqnayn.

Puntlandi.com
Garowe

<