
Boqolaal qoys oo ay soo barakiciyeen Abaartii Sima ee sanadkii 216kii ku dhufatay deegaano badan oo ka tirsan Puntland, dulsaarna ku ah qoysas kale oo danyar ah.
Dadkan ayaa ku nool kaam ku yaala duleedka magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.
Qoysaskan ayaa sheegay in ay halis ugu jiraan in gaajo darteed ay udhintaan, hadii aan gurmad deg deg ah la soo gaarsiin.
Dhegayso.