(Dhegayso) Madaxweyne Deni oo Bosaaso kula kulmay Isimada Puntland

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdilaahi Deni oo safar shaqo ku jooga magaalada Bosaaso ayaa waxa uu lakulmay qaar kamid ah Isimada dhaqanka ee Puntland.

Madaxweynaha ayaa Isimada kala hadlay sidii amaanka Bosaaso wax looga qaban lahaa iyadoo la kaashanayo shacabka iyo laamaha amniga.

Sidookale Madaxweynaha ayaa waxa uu lakulmay oo uu isugu yeeray Guddiga amniga ee gobolka Bari.

Wasiirka amniga  Puntland  Cabdisamad Galan ayaa ka warbixinaya wax yaabihii laga wada hadlay.

Dhegayso.

 

<