
Midowga musharixiinta oo soo dhaweeyey dadaalada ay wadaan Deni iyo Qoorqoor
Golaha Midowga musharixiinta ayaa soo dhoweeyay Dadaalada ay wadaan Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug ee ku aadan Xalinta Khilaafka ka taagan Arimaha Doorashooyinka.
Golaha Midowga musharixiinta ayaa soo dhoweeyay Dadaalada ay wadaan Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug ee ku aadan Xalinta Khilaafka ka taagan Arimaha Doorashooyinka.
War Caawa ka soo baxay Wasaarada Arimaha Dibada ayaa lagu sheegay in Dawlada Somaaliya ay ku baaqday in uu Dalka ka baxo Safiirka Dalka Kenya […]
Cabdinur Sheekh Maxamad Isxaaq oo BBC ku biiray 1989, ayaa haatan ku jira maalmihii ugu dambeeyay ee shaqada BBC-da. ”Markii aan ku soo biiray BBC […]
Sanad ka hor ayey ahayd markii Madaxweynaha Somaliland loo doortay Mudane Muuse Biixi Cabdi, markii uu Xukuumadiisii soo dhisay oo labaan iyo dhowr wasaaradood ka […]
Feb 10, 2019, The President of Puntland who was elected into office 8th January appointed his 48 cabinet members. One full female minister was included in […]
Xukuumadda cusub ee MW Deni xalay ku dhawaaqay isu gayn waa 48 wasiir, wasiir ku xigeen iyo wasiir dawle . Badi xukuumadda waxaa aad uga […]
Maalinnimadii shalay oo ay ku beegnayd 30/1/2019 ayaan ka soo ambabaxnay magaalada Garoowe annagoo tagnay Jowhar kadibna Muqdisho uga sii gudubnay, waxaan ku sugnayn halkaas […]
Sida aynu guud ahaanba ka dharagsanahay jabkii ku dhacay qaranimadii Somalia waxa ka dhashay burbur haleelay meel kasta oo maankaga kuso dhacda, haday tahay dal […]
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa si xoogan u cambaareeyay weerar shalay lagu qaaday xafiiska Qaramada Midoobay uu ku leeyahay magaalada Muqdisho. António […]
Kadib markii 10-kii bishani December uu shaaciyey Garaad Saleebaan Garaad Maxamed Garaad Maxamuud oo ah Garaadka guud ee Beesha Maxamed Siyaad (Ugaadh yahan) in uu […]
THE ROLE OF TURKEY IN THE REBUILDING AND DEVELOPMENT OF THE EDUCATIONAL SYSTEM IN SOMALIA The historical relations between Somalia and Turkey dates back to […]
Bixinta darajada ciidamada Somaliland, waxaa u qaabilsanaa gudi uu madaxweynuhu u magacaabay kuwaas oo la odhan jiray (gudia bixinta darajada ciidamada Somaliland). Wareegoodii u danbeeyey […]
Copyright © 2018 | .. puntlandi.com