
Madaxweynaha maamulka Haragisa ee waqooyiga Soomaaliya Muuse Biixi oo maanta qudbad dhinacyo badan taabanaysa ka hor jeediyay Baarlamaanka Soomaaliland ayaa waxa uu ka hadlay xiliga iyo goobta lagu qaban doono wadahadaladii Soomaaliya iyo maamulkiisa ee Hargaisa.
Sidookale Muuse ayaa waxa uu soo hadal qaaday dagaalka udhexeeya malayshiyaadkiisa iyo ciidamada dowladda Puntland oo uu sheegay in Puntland ay ku soo xadgudubtay.
Halkan ka daawo.
Sawirro.