(Dhegayso) Xuska maalinta Qaaxada aduunka oo Garoowe lagu qabtay

Magaalada Garoowe ee caasimada dowladda Puntland waxaa maanta laga xusay maalinta Qaaxada aduunka waxaana xuka munaasibada Qaaxada ka soo qayb galay Wasiirka wasaarada Caafimaadka dowladda Puntland D.r Jaamac  Faarax Xasan oo  qudbad dhinaco badan taabanaysa goobta ka jeediyay.

Wasiirka ayaa ka warbixiyay xaalada  Qaaxada iyo dadka uu saamaynta ku yeeshay ee ku nool deegaanada Puntland.

 

Dhegayso.

 

<