Qoraal ,Puntland “ Wax aan ahayn Heshiiskii 17 Sebtembar lama aqbalayo

Dowlada Puntland ayaa Qoraal kasoo saartay Xaalada Soyaasadeed ee Soomaaliya, Qoraalka ayaa lagu sheegay in Xalka kaliya ee Muranka hada taagan uu yahay Heshiiskii 17 Sebtembar oo la meel mariyo.

Dowlada Puntland waxay cadeysay inaysan sinaba u aqbalayn Mudo kororsiga, kasoo ay horay uga digeen.

Hoos ka akhriso Qoraalka Puntland oo saaka oo khamiista soo baxay