Madaxweynaha Puntland oo magacaabay guddiga xuliska golaha deegaanka ee degmada Gaalkacyo

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa maanta waxa uu magacaabay guddiga soo xulaya xubnaha golaha deegaanka ee degmada Gaalkacyo.

Gudigan ayaa waxa uu ka kooban yahay 12 qof, waxaana guddoomiye looga dhigay Maxamed Cabdiraxmaan wasiirka Arimaha Gudaha ee dowladda Puntland.

Akhriso.

 

<