(Dhegayso) Midowga Yurub oo mashruuca Timirta Beeralayda Puntland ku hormarinaya 8 Malyan oo doolar

Gudoomiyaha beeralayda  Puntland Cabdi Casiis Garaad oo waraysi gaar ah siiyay Warsidaha Puntlandi.com ayaa ka warbixiyay mashruuca horumarinta Timirta ka baxda beeraha Puntland oo uu Midowga Yurub maalgalinayo .

Gudoomiyaha aya sheegay in guddi ka socday beeralayda ay la kulmeen maanta Wasiirka beeraha Puntland ayna kala hadleen sidii loo hormarin lahaa beeraha Puntland.
Dhegayso.
<