
Breaking News — Shirkii Afisyooni oo si rasmiya u burburay hada
Maalmahaan waxaa la faliyay in miiska Wadahadalka ee yaal Afisyooni ay isugusoo laabtaan Madaxda Soomaaliya iyadoo dhanka Beesha Caalamka ay iyana dadaal la isugusoo laabanayo […]
Maalmahaan waxaa la faliyay in miiska Wadahadalka ee yaal Afisyooni ay isugusoo laabtaan Madaxda Soomaaliya iyadoo dhanka Beesha Caalamka ay iyana dadaal la isugusoo laabanayo […]
Waxaa gabi ahaan istaagay Wadahadalkii loogu loogu diyaar garoobayay Kulanseynaha Doorashada, tasoo lagu eedeeyay Xukuumada Federaalku inay isaga baxday Shirka. Warar Dublamaasiyadeed oo la helayo, […]
Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa isagoo ku hadlaya Magaciisa iyo kan Shacabka wuxuu U hambalyeeyey Madaxwrynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele oo markii shanaad […]
Kadib markii Todobaadkii hore uu Madaxweyne Farmaajo ka baxsadey Teendhadii uu ka socdey Shirka loogu gogol xaarayo Doorashada ayaa Beesha Caalamku ay si kulul ula […]
Magaalada Baydhabo ayaa Maqaaxi lagu shaaheeyo uu Qof Naftii haliga ah isku dhex qarxiyay Xili uu ku suganaa Gudoomiyaha Gobolka Bay Cali Wardheere Timajare u […]
Beesha Caalamka ayaa Digniin kulul u dirtay kuwa ku dhawaaqay in Shirkii Afisyooni uu burburay, hadalka Dublamaasiyadeed ee Beesha Caalamku wuxuu si buuxda u taageeray […]
Dagaalkii Ay Ciidamadii huwanta ee ay hogaaminayeen Maraykanku ay ku qaadeen Sadam Xuseenkii Ciraaq ka talinayay waxaa laga xasuustaa Wasiirkiisii Warfaafinta Mohammed Said al-Sahaf oo xiligii […]
Maanta waxaa kulan dhex maray Madaxweynayaasha Puntland, Jubbaland iyo Beesha Caalamka, kulankaasoo looga wada hadlay Shirkii shalay iyo dhamaadkiisii. Labada Madaxweyne waxay hoosta ka xariiqeen […]
Wararka aan helayno Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni wuxuu Xalay Xiriir uu la sameeyay Beesha Caalamka uu ka dalbadey inay wadayeeshaan Kulan deg deg ah, Kulanka […]
Warar Dublamaasiyadeed oo Warbaahinta Puntlandi heleen, Beesha Caalamku waxay hayaan cadeyn in Madaxda Federaalka iyo Sadexda Maamul Goboleed ee la socdaa ay si cad uga […]
Kadib Dhacdadii maanta ay Fowlada Federaalku ku sheegeen in Shirkii Afisyooni uu fashilmay Xili Shirku uu socdo ayaa waxaa Warsaxaafadeed kasoo saaray falkaas Midowga Musharixiinta. […]
Madaxweynaha Dowlada Puntland oo Waraysi siiyay VOA kadib markii Dowlada Federaalku ay shaaciyeen in Shirkii Afisyooni uu burburay. Madaxweyne Deni wuxuu sheegay in Jawiga Shirku […]
Sawirka hoostiisa ka daawo
Warar hoose oo Warbaahinta Puntlandi.com ah heleen, Baarlamaanka Puntland ayaa Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni usoo jeediyay inuu Dalka kadib ugusoo laabto si deg deg […]
Shirkii uga socdey Madaxda Soomaalida Xayndaabka Afisyooni wuxuu kusoo dhamaadey jawi Dad badan ay filayeen, iyadoo Villa Soomaaliya, Puntland iyo Jubbaland ay siyaabo kala duwan […]
Dowladaha Jubbaland iyo Puntland oo shir jaraa’id qabtay ayaa u jawaabay hadal kasoo yeeray Dowlada Federaalka, hadalkaasoo ahaa eedeyn loo jeediyey Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland […]
Madaxwwynaha Wakhtigiisu dhamaadey Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa isaga baxay shirkoo socda , wuxuuna Madaxweynuhu ka carooday kadib markii Madaxweyne Axmed Madoobe uu hadalo ku yiri. […]
Shirkii Madaxda Soomaalida uga socdey Afisyooni ayaa soo dhamaadey iyadoon wax guul ah laga gaarin, Wararka rasmiga ah waxyaabaha Sababay in lagu kala koco Shirka […]
Raysal wasaarihii hore ee Dalka Mudane Cabdiwali Sheikh Axmed ayaa lagsoo dayrinayaa Xaaladiisa kadib markii la dhigay Isbitaal ku yaal Qaahira, Dalka Masar. Sida ay […]
Copyright © 2021 | WordPress Theme by MH Themes