Breaking News–Xog– Madaxweyne Axmed Madoobe oo la isku dayay in Xabsi la dhigo

Warar lagu kalsoon yahay ayaa Puntlandi u xaqiijiyey in siyaasiyiin ku sugan Muqdisho ay isku dayeen in Madaxweyne Axmed Madoobe Xabsi la dhigo xili uu ku sagnaa Muqdisho, falkaan isku dayga ah ayaa waxaa ka hortagay Xafiiska Raysal wasaaraha.

Xubno ka tirsan Xafiiska Madaxweynaha iyo Saraakiil Ciidanka ka tirsan ayaa qorshahaan isku dayga ah ka dambeeyey.

Sargaal la hadlay Puntlandi ayaa xaqiijiyey in Madaxweyne Axmed Madoobe uu ka warhelay shirqool la damacsanaa in xabsi loo taxaabo si looga reebo Doorashada soo socota ee Jubaland.

Wali waan ku raad joognaa macluumaadka warkaan.

Puntlandi.com
Muqdisho

<