latest news-Breaking Somali and International News-Headlines

  • Home
  • About
  • Contact

Articles by Boss

(Dhegayso) Gudoomiye Dhado“ waxaan haynaa shan nin oo shabaab ah iyo afar Daacish ah

December 17, 2018 Boss 0

iyadoo maalmihii udambeyay magaalada Bosaaso ay ka dhacayeen dilal qorshaysan oo loogaysanayay ganacsatada iyo xubnaha dowladda ayaa arintaasi waxaa ka hadlay maamulka gobolka bari. Gudoomiyaha […]

(Dhegayso) Shir looga hadlaayay Amiga oo Garoowe lagu qabtay

December 15, 2018 Boss 0

Shir looga hadlaayay is dhexgalka Booliska iyo shacabka ayaa waxaa lagu qabtay magaalada Garoowe ee caasimada dowladda Puntland . Ujeedka shirkan ayaa ahaa sidii ciidamada […]

(Dhegayso )Madaxweyne dowladda Puntland oo Garoowe ka dhegax dhigay xarun lagu xanaaneyo Agoomaha Puntland

December 15, 2018 Boss 0

Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa magaalada Garoowe waxa uu ka dhegax dhigay xarun lagu xanaaneeyo carurta agoonta ah ee ku nool gobolada Puntland . Xaruntan ayaa […]

Xildhibaan Fiqi oo jawaab kulul ka bixiyay hadalkii Xasan Cali Kheyre

December 15, 2018 Boss 0

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo kamid ah Xildhibaanada Mooshinka ka keenay Madaxweynaha ayaa ka jawaabay hadalkii uu ku duray Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre . […]

(Akhriso ) Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Gaas iyo Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Xaaji Cabdulaahi?

December 15, 2018 Boss 0

Madaxweynha Puntland Ayaa Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabiley Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Xaaji Cabdulaahi. Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo […]

Musharax Dr.Maxamad Salaad Cali Qoryooley Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Bosaso-Sawiro

December 13, 2018 Boss 0

Musharaxa Madaxweynaha Puntland 2019 Dr.Maxamad Salaad Cali Qoryooley ayaa maanta oo khamiis ah si aad u ballaaran loogu soo dhaweeyey magaalada Bosaso ee xarunta ganacsiga […]

(Dhegayso) Beelihii ku dagaalamayay degmada Taleex mudo 7sano ah oo heeshiis kala saxiixday

December 8, 2018 Boss 0

Waxaa maanta Degmada Taleex ee gobolka Sool lagu soo afjaray colaad mudo 7 sano jirsatay oo udhexaysay laba beelood oo ood wadaag ahaa. Xalinta khilaafka […]

(Sawirro) :Musharax Asad Cismaan Oo Soo Dhaweyn Ballaaran Qardho Loogu Sameeyey.

December 7, 2018 Boss 0

Musharax Asad Cismaan Cabdullaahi oo u tartamaya xilka madaxweynaha Puntland iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray xarunta dhaqanka Soomaaliyeed ee Qardho, halkaasi oo si […]

(Dhegayso) Qorshaha dowladda iyo sugida Amniga xiliga doorashada Puntland

December 7, 2018 Boss 0

Puntland ayaa waxa ay ku jirtaa xili kala guur ah ,waxaana janaayo 2019 ay galaysaa doorashada Madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa . Amaanka ayaa aad loo adkeeyay […]

(Dhegayso) Ciidamada DDSI oo fashiliyay Qaraxyo laga fulin lahaa magaalada Jigjiga

December 7, 2018 Boss 0

Ciidamada Amniga ee dowladd deegaanka Itoobiya ayaa ku guulaystay in ay fashiliyaan qaraxyo la doonayay in lala beegsado goobaha ay dadka ku badan yihiin, sida […]

Garyaqaanka Qaranka Puntland ,Gaas iyo Camey “Yaa ku Qaldan Magacaabista Guddiga yaase ku saxsanaa”

December 7, 2018 Boss 0

Garyaqaanka Guud ee dowladda Puntland mudane Maxamed Yuusuf Maxamuud ayaa qoraal uu soo saaray maanta wuxuu kaga hadlay khilaafka u dhaxeeya madaxweynaha maamulka Puntland iyo […]

(Dhegayso) Musharax Cali Xaaji “ Guddiga uu magacaabay Madaxweyne Gaas waxaa ku jira xubno kalsooni yeelan kara

December 7, 2018 Boss 0

Musharax Madaxweyne Puntland 2019 mudane Cali Xaaji Warsame ayaa ka hadlay guddiyadii iskhilaafsanaa ee ay soo kala magacaabeen Madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa . Cali Xaaji ayaa […]

Al-shabaab oo qarax ku dishay saraakiil Ciidan

December 6, 2018 Boss 0

Kooxda Al-shabaab ayaa maanta qaraxyo qorshaysan waxa ay ku dileen saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya. Qaraxa ayaa waxaa ku dhintay Taliyihii Qeybta 12 Apriil […]

(Dhegayso) Beeralayda Gobolka Bari oo baaq udiray Musharaxiinta Puntland

December 6, 2018 Boss 0

Beeralayda gobalka Bari ayaa ka hadlay baahiya ay xiligan qabaan ,maadama ay jiraan murrshaxiin isku soo taagaya qabashadda hogaanka Puntland 2019, taas oo ay uga […]

(Dhegayso) Nabadonada Gobolka Nugaal oo baaq udiray Madaxweynaha iyo Kuxigeenkiisa

December 6, 2018 Boss 0

Qaar ka mid ah Nabadoonada Puntland ee gobolka Nugaal oo maanta shir,jaraaid ku qabtay magaalada Garoowe ee caasimada Puntland ayaa waxa ay ka hadleen khilaafka […]

(VIDEO) Aqoonyahanada Beesha Amaanle oo soo saray Bayaan

December 6, 2018 Boss 0

Aqoonyahanada Beesha Amaanle ee gobolka Bari ayaa soo saaray Bayaan wada jir ah oo ay uga hadlayaan xubinta Baarlamaanka umatalaysa 2019 . Bayaalnka ayaa waxaa […]

(Dhegayso) Maleyshiyaadka ka amar qaatay Muuse Biixi oo bilaabay Afduubka Haweenka Gobolka Sool

December 5, 2018 Boss 0

Ciidamo ka tirsan Malayshiyaadka Muuse Bixi , ayaa la sheegay in deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool in ay ka qafaasheen Xaawo Cali Cismaan oo ahayd […]

Posts navigation

« 1 … 35 36

Find Us

Facebook

Twitter

post@puntlandi.com

Categories

  • Faalooyin (22)
  • Fikradaha Akhristayaasha (5)
  • News (748)
  • Puntland Election 2019 (132)
  • Uncategorized (1)
  • Wararka (4,049)

About puntlandi.com

Puntlandi.com

About This Site

Find Us

Barnaamijyada

  • Faalooyin
  • Fikradaha Akhristayaasha
  • News
  • Puntland Election 2019
  • Uncategorized
  • Wararka

Contact Us and..

  • (SAWIRRO) Senator Maxamud Mashruuc oo Qado Sharaf u sameeyay wafdi uu hogaaminayo Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil
  • About
  • Broadcast Live
  • Contact
  • Dhagayso BBC Somali
  • Dhagayso Voa Somali
  • Login
  • Player Embed
  • Privacy Policy
  • Qoraal ,Puntland “ Wax aan ahayn Heshiiskii 17 Sebtembar lama aqbalayo
  • Search Videos
  • User Videos
  • Video Category
  • Video Tag
Idaacada ha Soomaaliga

Dhagayso VOA Somali

Dhagayso BBC Somali

Copyright © 2021 | WordPress Theme by MH Themes

error: la xiriir post@puntlandi.com