
Musharax Madaxweyne Puntland 2019 mudane Cali Xaaji Warsame ayaa ka hadlay guddiyadii iskhilaafsanaa ee ay soo kala magacaabeen Madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa .
Cali Xaaji ayaa sheegay in uu aamnisanyahay in arintaasi laga heshiiyo, loona baahan yahay in arinta dhulka ladhigo si guddi lagu wada kalsoonyahay ay u soo baxaan .
Waxa uu sheegay in mowqifkiisa uu yahay in waxgaradka iyo isimada dhaqanka ay dowr ku yeeshaan khilaafkan , ama garsorku uu go,aan ka gaaro.
Halkan ka dhegayso.