(Dhegayso) Gudoomiye Dhado“ waxaan haynaa shan nin oo shabaab ah iyo afar Daacish ah

iyadoo maalmihii udambeyay magaalada Bosaaso ay ka dhacayeen dilal qorshaysan oo loogaysanayay ganacsatada iyo xubnaha dowladda ayaa arintaasi waxaa ka hadlay maamulka gobolka bari.

Gudoomiyaha gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacayd Dhado ayaa sheegay in ay gacanta ku soo dhigeen shan nin oo Al-shabaab ah iyo Afar Daacish ka tirsan ,kuwaas oo lagu tuhun san yahay falalkii ka dhacayay magaalada Bosaaso.

 

Waxa uu gudoomiyaha gobolka bari uu sheegay in wax kasta oo dhaca ay dadka lawadaagi donaan ayna soo ban dhigi doonaan dhawaan dadkii ku lug lahaa dilalkii ka dhacay Bosaaso .

Dhegayso.

<