
Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa magaalada Garoowe waxa uu ka dhegax dhigay xarun lagu xanaaneeyo carurta agoonta ah ee ku nool gobolada Puntland .
Xaruntan ayaa waxaa lagu xarayn donaa ilaa iyo 250 kamid ah caruurta agoonta ah .
Munaasibada ayaa waxaa goob joog ka ahaa Wasiirka wasaarada waxbarashada dowladda Puntland iyo kuxigenkiisa
Madaxweynaha oo goobta ka hadlay ayaa sheegay in dowladda Puntland ay kaalinteeda ka qaadan doonto daryeelka caruurtan.