(Dhegayso) Beeralayda Gobolka Bari oo baaq udiray Musharaxiinta Puntland

SAMSUNG CAMERA PICTURES

Beeralayda gobalka Bari ayaa ka hadlay baahiya ay xiligan qabaan ,maadama ay jiraan murrshaxiin isku soo taagaya qabashadda hogaanka Puntland 2019, taas oo ay uga codsanayaan in ay wax ka qabtan .

Beeralayda ayaa ka codsaday Musharrixinta Puntland 2019 inay waxqabadkooda diirada ay ku saaran dhinaca beeraha,maadama dadku inta baddan ku tiirsanyihiin dalagyadda kaso go’a beeraha gobalka bari.