
Qaar ka mid ah Nabadoonada Puntland ee gobolka Nugaal oo maanta shir,jaraaid ku qabtay magaalada Garoowe ee caasimada Puntland ayaa waxa ay ka hadleen khilaafka madaxda sare ee Puntland soo kala dhexgalay
Nabadoonada ayaa ugu baaqay Madaxweyne kuxigeenka Puntland in uu dhowro Dastuurka dalka , xalna laga gaaro khilaafka u dhexeeyay isaga iyo Madaxweynihiisa .
Halkan ka dhegayso.