(VIDEO) Aqoonyahanada Beesha Amaanle oo soo saray Bayaan

Aqoonyahanada Beesha Amaanle ee gobolka Bari ayaa soo saaray Bayaan wada jir ah oo ay uga hadlayaan xubinta Baarlamaanka umatalaysa 2019 .

Bayaalnka ayaa waxaa lagu yiri:

Ku: Madaxweynaha Puntland .

Ku: Madaxweyne Kuxigeenka Puntland.

Ku : Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland .

Ku: Gudiga Ansixinta Xildhibaanada Puntland .

Aqoonyahanada Markii ay tashadoo kulamo badan ka dib waxa ay soo saareen Bayaankan hoose ku xusan .

Halkan ka daawo,kana akhriso.