(Dhegayso) Shir looga hadlaayay Amiga oo Garoowe lagu qabtay

Shir looga hadlaayay is dhexgalka Booliska iyo shacabka ayaa waxaa lagu qabtay magaalada Garoowe  ee caasimada dowladda Puntland .

Ujeedka shirkan ayaa ahaa sidii ciidamada Booliska iyo shacabka ay isaga kaashan lahaayen cadowga Puntland ee gudaha iyo dibadaba .

Shirkan ayaa waxaa ka soo qayb galay saraakiisha laamaha Amniga ee Puntland iyo bulshada qeyba heeda kala duwan ee ku dhaqan magaalada Garoowe.

Garoowe ayaa marti galin doonta doorashooyinka Madaxweynaha , kuxigeenkiisa iyo Gudoonka Baarlamaanka ee 2019ka.

Halkan ka dhegayso.

 

<