latest news-Breaking Somali and International News-Headlines

  • Home
  • About
  • Contact

Month: July 2019

DAAWO-Madaxweyne Denni oo meel iska saaray Villa Somalia dhaqaale badana u balan qaaday garoomada Puntland.

July 31, 2019 GR 0

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Denni ayaa galabta dhagax dhigay garoonka kubadda cagta Mira-awaare, Siciid Denni ayaana dhagax dhigga ka sheegay in xukuumaddiisu ay boqolaal […]

Daawo Fanaandii Yurub Geenyo : - ” Ciidan dhiiran oo loo dhaarshey baa dhufeys ugu jiree, Dadka Reer Puntland Cadow soo dhex gela waligeed ma dhicin “

July 31, 2019 Kassim 0

VIDEO: Guddoonada labada aqal oo ka qaybgalay kulanka barlamaanka Puntland khudbadna u jeediyey.

July 31, 2019 GR 0

Guddoomiyaha golaha shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Cabdiraxmaan oo ay weheliyeen guddoomiye ku-xigeenka aqalka sare ee barlamaanka Soomaaliya iyo xildhibaano katirsan labada gole ee barlamaanka Soomaaliya […]

Daawo Heesta Dabaaldaga Xuska Curashadii Puntland ee 1 Ogoosto iyo Al-Fanaan Barbar

July 31, 2019 admin 0

Puntland iyo Imaaraatka oo wada jir u dalbadey Codkii New York times ee Safiirka Qatar laga duubay

July 31, 2019 admin 0

DAAWO-Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay arrimaha boobka dhulka oo Garoowe khaati laga taagnaa.

July 30, 2019 GR 0

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Denni ayaa maanta magaalada Garoowe xilli uu xaflad kaga qaybgalay waxa uu si kulul ula hadlay reer Garoowe oo muddooyinkii […]

VIDEO-Wasiirka amniga iyo taliska ciidanka Puntland oo awaamiir soo saaray kahor 1da Agoos.

July 29, 2019 GR 0

Wasiirka amniga Puntland Cabdisamad Maxamed Gallan oo ay weheliyaan taliyayaasha ciidamada booliska, asluubta, badda iyo guddoomiyaha gobolka Nugaal ayaa soo saaray awaamiir ammaanka la xiriirta. […]

Breaking news— Raysal wasaare kheyre oo laga yaabo inuu Gaalkacyo kasoo duulo

July 28, 2019 admin 0

warbaahinta Puntlandi.com oo wax ka ogaaday halka uu marayo baaritaankii Qarixii Xarunta G Banaadir

July 28, 2019 admin 0

DAAWO-Afhayeenka jabhadda Corneal Caarre oo Caawa Garoowe shir jaraa’id ku qabtay.

July 27, 2019 GR 0

Afhayeenka jabhadda dulmi diidka Somaliland ayaa caawa warbaahinta mar uu la hadlayey faahfaahin dheerad ah waxa uu ka bixiyey dagaaladii ugu dambeeyey ee ka dhacay […]

Heesta maanta iyo u diyaargarowga maalinta xuska aasaaskii Puntland

July 27, 2019 admin 0

Beesha Caalamka oo Soomaaliland ku khasabtay in Doorasho ay galaan

July 27, 2019 admin 0

DAAWO-Diyaar garawga xuska 1da Agoos ee Garoowe & Axmed Karaash oo kormeeray ciidamo dhoolatus samaynaya.

July 27, 2019 GR 0

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan(Karaash) ayaa ka qayb galay dhoolatus ay sameenayeen Ciidamada isu diyaarinaya ka qayb galka xuska 1da Augost.

Xaalada Caafimaad ee Gudoomiye Yariisow oo soo wanaagsanaaneysa

July 26, 2019 admin 0

DAAWO-Ciidanka PMPF Puntland oo dhoolatus ku aadan xuska 1da Agoos ka sameeyey Garoowe.

July 26, 2019 GR 0

Cutubyo katirsan ciidamada ammaanka badaha ee PMPF ayaa maanta waxa ay magaalada Garoowe ku soo bandhigeen dhoolatus ku aadan diyaar garawga ay ugu jiraan ka […]

Jubbaland oo u diyaar garowdey in Doorashadu u dhacdo sidii loo qorsheeyey

July 26, 2019 admin 0

Daawo General Khaliif Ciise Mudan : - ” Adeer Xabad baanu isu dhigi jirnay, ee ma Diinaar, Dollar iyo Been baa wax naga qaadeysa ” waa MAYA

July 24, 2019 Kassim 0

Wasiirkii hore ee Qorsheynta Somaaliya C/raxmaan Ceynte oo 200 Book ugu deeqay Maktabada Magaalada Eyl

July 24, 2019 Kassim 0

Daawo maansada Diinaar iyo Abwaan Bariir : - ” Waxaan ahay diyaar, Adiguna Dawladeey (Federal) Diinaarka Qatar soo wada dalala, midkeena digada cuna aynu is daawanee “

July 24, 2019 Kassim 0

Madaxweyne Dani oo magacaabey Gudiga lataliyayaasha Madaxweynaha

July 24, 2019 admin 0

Posts navigation

1 2 … 8 »

Find Us

Facebook

Twitter

post@puntlandi.com

Categories

  • Faalooyin (22)
  • Fikradaha Akhristayaasha (5)
  • News (748)
  • Puntland Election 2019 (132)
  • Uncategorized (1)
  • Wararka (4,003)

About puntlandi.com

Puntlandi.com

About This Site

Find Us

Barnaamijyada

  • Faalooyin
  • Fikradaha Akhristayaasha
  • News
  • Puntland Election 2019
  • Uncategorized
  • Wararka

Contact Us and..

  • (SAWIRRO) Senator Maxamud Mashruuc oo Qado Sharaf u sameeyay wafdi uu hogaaminayo Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil
  • About
  • Broadcast Live
  • Contact
  • Dhagayso BBC Somali
  • Dhagayso Voa Somali
  • Login
  • Player Embed
  • Privacy Policy
  • Qoraal ,Puntland “ Wax aan ahayn Heshiiskii 17 Sebtembar lama aqbalayo
  • Search Videos
  • User Videos
  • Video Category
  • Video Tag
Idaacada ha Soomaaliga

Dhagayso VOA Somali

Dhagayso BBC Somali

Copyright © 2021 | WordPress Theme by MH Themes

error: la xiriir post@puntlandi.com