VIDEO-Wasiirka amniga iyo taliska ciidanka Puntland oo awaamiir soo saaray kahor 1da Agoos.

Wasiirka amniga Puntland Cabdisamad Maxamed Gallan oo ay weheliyaan taliyayaasha ciidamada booliska, asluubta, badda iyo guddoomiyaha gobolka Nugaal ayaa soo saaray awaamiir ammaanka la xiriirta.

Kulankaan looga hadlayey ammaanka ayaa waxaa markii uu soo dhammaaday masuuliyiintu waxa ay shaaca ka qaadan in laga bilaabo 31da July ilaa dhammaadka xuska 1da Agoos hakad la gelin doono isu socodka gaadiidka isaga kala goosha Garoowe iyo magaalooyinka kale.

DAAWO

<