DAAWO-Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay arrimaha boobka dhulka oo Garoowe khaati laga taagnaa.

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Denni ayaa maanta magaalada Garoowe xilli uu xaflad kaga qaybgalay waxa uu si kulul ula hadlay reer Garoowe oo muddooyinkii ugu dambeeyey aad arrimaha dhulka loogu dhaliilo.

DAAWO

<