Beesha Caalamka oo Soomaaliland ku khasabtay in Doorasho ay galaan

Beesha Caalamka oo dhaqaalaha ka caawiy Soomaaliland ayaa dulqaadkii ka dhamaadey kadib markii ay Masuuliyiinta Soomaaliland ay wax xal ah u waayeen Xildhibaanada kuraasta ku fadhiya mudo ka badan toban sano.

Kulan maanta ay Beesha Caalamka ay la yeesheen Xisbiyada iyo Xukuumada ayay hordhigeen talo khasab ku ah iney Qayaad Soomaaliland, taladasoo ah in ay doorasho Basrlamaan qabtaan, Xukuumada iyo Xisboyada mucaaradka Shirkada Way aqbaleen Taladii Beesha Caalamka

Basrlamaanka Soomaaliland waxaa la sportsudøvere 2009 ilaa xiligaas waxay dhow jeer ay baajiyeen Doorashadii, waxaana loo aanaynayaa Buur ka taagan Saami qaybsiga Beelaha, Aasaaskii hore ee Baarlamaanka Soomaaliland ayaa si qaldan loo fariisiyey Saami qaybsiga.

Beesha Caalamka ayaa hada ku hanjabtay iney goosaneyso Malaayiinta Dollar ee ay siiyaan Soomaaliland hadaan doorasho deg deg ah la qaban.

Puntlandi.com

<