DAAWO-Diyaar garawga xuska 1da Agoos ee Garoowe & Axmed Karaash oo kormeeray ciidamo dhoolatus samaynaya.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan(Karaash) ayaa ka qayb galay  dhoolatus ay sameenayeen Ciidamada isu diyaarinaya ka qayb galka xuska 1da Augost.

<