Wasiirkii hore ee Qorsheynta Somaaliya C/raxmaan Ceynte oo 200 Book ugu deeqay Maktabada Magaalada Eyl

Wasiirkii hore ee qorshaynta Dawladda federalka somalia mudane Cabdirahmaan caynte ayaa maktabada guud ee Eyl ugu deeqay 200 oo buug oo qayb ka mid ah maktabada uu ku wareejiyay sakariye nageeye oo wakiil ka ahaa wasiir caynte.

Cabdiraxmaan Ceynte wuxuu muujiyey inuu ka Damiir iyo Waxtarba fiican yahay Kooxaha sheegta Aqoonyahada iyo Waxgaradka Puntland ee Golayaasha Siyaasadeed iyo Fadhi-ku diriryada Social Media ka nac-nacleeya, lakiin aan inaba wax waxtar ah ku biirin Dadkoodii iyo Degaanadoodii.

Puntland ku badanaa Aqoonyahan Iimaan laawe ah, oo marna Musharax ka noqoda Garoowe, marna Xamar ku ah marti fool xun oo wax laf-lafeysta

About Kassim 559 Articles
Wariye Madaxbanaan balse hada la shaqaynaya Puntlandi.com ilaa 01.01,2022
<