Daawo maansada Diinaar iyo Abwaan Bariir : – ” Waxaan ahay diyaar, Adiguna Dawladeey (Federal) Diinaarka Qatar soo wada dalala, midkeena digada cuna aynu is daawanee “

Abwaan Bariir oo ka mid ah waxgaradka PUNTLAND ayaa maanta dareenkiisa uga hadlay kullan ay GAROWE ku yeesheen xubno ka mid ah Asaasayaashii PUNTLAND iyo Siyaasiin xilalka kasoo qabtey wuxuu abwaanku dareenkiisa uga hadlay duulaamo siyaasadeed oo uu sheegay madaxda Dowladda Federalka Somalia inay kusoo qaadeen PUNTLAND.

About Kassim 559 Articles
Wariye Madaxbanaan balse hada la shaqaynaya Puntlandi.com ilaa 01.01,2022
<