Madaxweyne Dani oo magacaabey Gudiga lataliyayaasha Madaxweynaha

Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Dani ayaa wuxuu magacaabay lataliyayaashiisa, isagoo Nuuradiin Aaden Diriye u magacaabay Gudoomiyaha Gudigaan.

Nuuradiin wuxuu in mudovah kasoo shaqeeyey Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Xaruntooda Xalane.
Hoos ka akhriso Gudiga

<