VIDEO: Guddoonada labada aqal oo ka qaybgalay kulanka barlamaanka Puntland khudbadna u jeediyey.

Guddoomiyaha golaha shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Cabdiraxmaan oo ay weheliyeen guddoomiye ku-xigeenka aqalka sare ee barlamaanka Soomaaliya iyo xildhibaano katirsan labada gole ee barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ka qaybgalay kulanka golaha shacabka Puntland.

DAAWO

<