DAAWO-Afhayeenka jabhadda Corneal Caarre oo Caawa Garoowe shir jaraa’id ku qabtay.

Afhayeenka jabhadda dulmi diidka Somaliland ayaa caawa warbaahinta mar uu la hadlayey faahfaahin dheerad ah waxa uu ka bixiyey dagaaladii ugu dambeeyey ee ka dhacay gobolka Sanaag, waxaana uu sheegay inay guulo ka gaareen gaadiidna dagaalka ku qabsadeen.

DAAWO

<