DAAWO-Ciidanka PMPF Puntland oo dhoolatus ku aadan xuska 1da Agoos ka sameeyey Garoowe.

Cutubyo katirsan ciidamada ammaanka badaha ee PMPF ayaa maanta waxa ay magaalada Garoowe ku soo bandhigeen dhoolatus ku aadan diyaar garawga ay ugu jiraan ka qaybgalka xuska sanad guurada 21aad ee aasaaskii Puntland.

DAAWO

<