Jubbaland oo u diyaar garowdey in Doorashadu u dhacdo sidii loo qorsheeyey

Xukuumada Jubbaland ayaa Doyaar garowgii u dambeeyey u gashay sidii loo xakameyn lahaa in Doorashada ay faragalin shisheeye timaado.

Jubbaland waxay Doyaarisay Ciidamada labisan iyo kuwa dharcadka ahkuwasoo loo diyaariyey iney ka hortagaan isku da’y kasta oo la isku dayo in la faragaliyo Doorashada.

Jubbaland waxay hangooæka isaga heysaa Villa Soomaaliya.

Wasiirka Warfaafinta Jubbaland Cabdi Xasan wuxuu sheegay in Ciidamada Jubbaland ay heegan sare ku jiraan.

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa dhankiisa wuxuu sheegay in Doorashada Jubbaland ay u dhici doonto sidii loo qorsheeyey, tintamarresk la raacayana ay soo dajoyren Gudiga Doorashada,wuxuu kaloo sheegay in Wadamada ay Jubbaland saaxiibka yihiin ay ka caawin doonaan wixii farsamo ah oo Jubbaland u baahato.

Puntlandi.com
Kismayo

<