latest news-Breaking Somali and International News-Headlines

  • Home
  • About
  • Contact

Month: December 2018

(VIDEO) Cabdiraxmaan Faroole,” Gaasoow soo laaban maysid ee maxaad nooga tagaysaa?

December 30, 2018 GR 0

(VIDEO) Gen. Moorgan oo lagusoo dhoweeyay magaalada Garowe

December 30, 2018 GR 0

Musharixiinta Doorashada Puntland oo soo dhaweeyey go’aankii lagu manuucay Dowlada Federaalka

December 30, 2018 admin 0

(Dhegayso) Xildhibaan Jeesow” Wasiir kuxigeen ahna Xildhibaan katirsan Baarlamaanka ayaa qaata mushahar dhan 7200 ,Xagee ka imanaysaa Deganaansho Siyaasadeed ”

December 30, 2018 Boss 0

Xildhibaan Daahir Amiin Jeeso oo kamid ah mudane yaash Baarlamaanka Soomalaiya ayaa sheegay in xildhibaanada ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya qaar kood ay la,yihiin dhaqaale ay […]

Murashixiinta Puntland oo mar kale ka digay faro galin lagu sameeyo doorashada Puntland.

December 30, 2018 GR 0

Murashixiinta madaxtinimada Puntland ayaa goor dhowayd oo ay shir ku yeesheen Garowe, waxay soo saareen 4 qodob oo taabanaya masiirka doorashada Puntland. Murashixiintu waxay si […]

Xuutiyiinta Yaman oo dowladda ku wareejiyay Dekeda Xudayda

December 30, 2018 Boss 0

Xuutiyiinta ka dagaalamaysa dalka Yman ayaa lagu soo waramayaa in ay dekeda magaalada Xudayda ay ku wareejiyeen dowladda Yaman,sida uu warbaahinta dalkaasi u sheegay sarkaal […]

No Image

Tirada dadki ku dhintay duufaanadii ka dhacay Filibiin oo sii kor dhaysa

December 30, 2018 Boss 0

In kabadan 25 qof ayaa ku dhimatay duufaantii ku dhifatay dalka Filibiin , waxaana ilaa iyo haatan la la,yahay dad farabadan oo ku hoos jira […]

Faah Faahin: Howlgal wada jir ah oo ay fuliyeen Ciidamada Danab iyo Kuwa Mareynaka

December 30, 2018 Boss 0

Wararka uu warsidaha Puntlandi.com uu ka helayo degmada Jilib ee gobolka Jubada hoose ayaa sheegaya in halkaasi howlgal wada jir ah ay ka fuliyayciidamada dowladda […]

(Dhegayso) Gudoomiyaha cusub ee gobolka Mudug oo xilka la wareegay

December 30, 2018 Boss 0

Gudoomiyaha cusub ee gobolka Mudug C/qaadir Xuseen Nuur Dirir ayaa xilikii kala wareegay gudoomiyihii hore ee gobolka Mudug Xasan Maxamed Khaliif .   Gudoomiyaha xilka […]

(SAWIRRO) Axmed Madoobe oo kormeeray Xarumaha Ciidamada Nabadsugida Jubbaland

December 30, 2018 GR 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa goor hore oo saaka ah kormeer ku tagay qaar kamid ah Xarumaha Ciidamada Nabadsugida […]

Musharax Axmed Karaash oo la kulmay Isimada Puntland.

December 30, 2018 GR 0

Musharax madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland, Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) oo ololihiisa doorashada ku’guda jira, ayaa booqasho salaan ah ugu tagay qaar kamid ah Isimada […]

(SAWIRRO) Eng. Cabdulqaadir Cabdi Warsame ( Digaale) oo ku dhawaaqay inuu u sharaxan yahay madaxweyne ku xigeenka Puntland

December 29, 2018 GR 0

Eng, Cabdulqaadir Cabdi Warsame( Digaale), oo ah siyaasi iyo samafale reer Puntland a ayaa maanta magaalada Garowe ee caasimadda Puntland kaga dhawaaqay inuu u sharaxan […]

Ilhaan Cumar oo Guddiga xalinta khilaafadka ugu baaqaday in la ilaaliyo Qoondada Haweenka Puntland

December 29, 2018 Boss 0

Ilhan Omar oo ka tirsan Gollaha Kongress ka Mareykanka , lagana soo doorto Gobolka Minnesota oo ay Soomaalidu u badan tahay ,ayaa waxa ay baaq […]

(SAWIRRO) Cabdiraxmaan Guuleed Cali oo ku dhawaaqay inuu u sharaxan yahay madaxweyne ku xigeenka Puntland.

December 29, 2018 GR 0

Cabdiraxmaan Guuleed Cali oo ah siyaasi reer Puntland ah, ayaa maanta ah Garoowe kaga dhawaaqay in uu u sharraxanyahay xilka madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland. […]

Daawo Siyaasi Cali Ciise : - Waxaan aaminsan ahay Maamulka Garoowe ayaa xasuuqay shacbiga Reer Khaatumo iyo Reer Taleexba( Tolow maxaa iska bedelay Diktoorka Musharaxa ah )

December 29, 2018 Kassim 0

(Dhegayso) Xubin Al-shabaab ka tirsan oo dil toogasho lagu xukumay

December 29, 2018 Boss 0

Taariikhda markii ay ahayd 20 -6-2017 ayay Maxkamada ciidamada qalabka sida ee dowladda Somaaliya waxa ay u fariisatay dacwad ciqaabeedkii loo haystay Shabaab Maxamed Aadan […]

(VIDEO) Wasiirka Amniga Puntland oo ka hadlay go,aanadii madaxda dowlada Fadaraalka looga mamnuucay ka qayb galka doorashada Puntland

December 29, 2018 Boss 0

Dowladda Puntland ayaa mamnuucday inta doorsshadu dhacayso in ay Puntland yimaadaan saraakiisha villa Soomaaliya sida wasiiradda. saraakiisha ciidanka iyo howlwadeeda Madaxtooyada Soomaaliya. Hadaba halakn ka […]

Taliye kuxigeenkii hore NISA “ Al-shabaab Degmooyinka kale qaraxyo kama sameeyaan,maxaa ku gaar ah Muqdisho

December 29, 2018 Boss 0

Taliye kuxigeenkii hore ee Nabadsugida Soomaaliya C/salaan Yuusuf Guuleed oo ka qaybagalaya dooda BBCda laanteeda Afka Soomaaliga ah ayaa ku dhaliilay dowladda Farmaajo dayaca amniga […]

Akhriso: Go’aankii dowladda Puntland Villa Soomaaliya kaga mamnuucaday inay yimaadaan Puntland.

December 29, 2018 GR 0

Dowladda Puntland oo deeganadeeda ka mamnuucday in ay soo galaan mas’uuliyiinta dowladda Federaalka Soomaaliya, inta ay socoto doorashooyinka Puntland. Wasaaradda amniga dowladda Puntland ayaa sidoo […]

Degdeg: Dowladda Puntland oo mamnuucday in cid katirsan villa Somaliya timaado Puntland inta doorashadu lagu guda jiro.

December 29, 2018 GR 0

Dowladda Puntland ayaa mamnuucday inta doorsshadu dhacayso in ay Puntland yimaadaan saraakiisha villa sida wasiiradda. saraakiisha ciidanka iyo howlwadeeda Madaxtooyada Soomaaliya. Sidoo kale in aan […]

Posts navigation

« 1 2 3 … 15 »

Find Us

Facebook

Twitter

post@puntlandi.com

Categories

  • Faalooyin (22)
  • Fikradaha Akhristayaasha (5)
  • News (748)
  • Puntland Election 2019 (132)
  • Uncategorized (1)
  • Wararka (4,035)

About puntlandi.com

Puntlandi.com

About This Site

Find Us

Barnaamijyada

  • Faalooyin
  • Fikradaha Akhristayaasha
  • News
  • Puntland Election 2019
  • Uncategorized
  • Wararka

Contact Us and..

  • (SAWIRRO) Senator Maxamud Mashruuc oo Qado Sharaf u sameeyay wafdi uu hogaaminayo Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil
  • About
  • Broadcast Live
  • Contact
  • Dhagayso BBC Somali
  • Dhagayso Voa Somali
  • Login
  • Player Embed
  • Privacy Policy
  • Qoraal ,Puntland “ Wax aan ahayn Heshiiskii 17 Sebtembar lama aqbalayo
  • Search Videos
  • User Videos
  • Video Category
  • Video Tag
Idaacada ha Soomaaliga

Dhagayso VOA Somali

Dhagayso BBC Somali

Copyright © 2021 | WordPress Theme by MH Themes

error: la xiriir post@puntlandi.com