Musharixiinta Doorashada Puntland oo soo dhaweeyey go’aankii lagu manuucay Dowlada Federaalka

Mid kamid Musharixiinta u tartamaya Doorashada ayaa yiri ” Waa nasiib daro soo korortay in Xukuumadii Federaalka ay noqoto Shar Albaabada lagasoo xirto, waan hubaa in wax walboo ay sameeyaan ineysan wax saameyn weyna ku yeelaneyn Doorashada Puntland,”

Sida Puntlandi.com warka ku hayo
Musharixiinta tartamayaa waxay soo dhaweeyeen in Albaabada laga xirto Villa Soomaaliya,

Xukuubada ma aysan faahfaahin ciqaabta ay mutaysanayaan cidii amarkaan ku xadgudubta laakiin sida warar aan helnay ay sheegayaan Ciidamada Amaanka noocyadooda kala duwan ayaa arintaas loo xilsaaray.

Mana ahan oo qura Garoomada Dayuuradaha meelaha la dhigay Ciidanka ee xitaa Magaalooyinka Gaalkacyo iyo Garowe ayaa Kantarooladooda la adkeeyey.

Puntlandi.com
Garowe

<