(Dhegayso) Gudoomiyaha cusub ee gobolka Mudug oo xilka la wareegay

Gudoomiyaha cusub ee gobolka Mudug C/qaadir Xuseen Nuur Dirir ayaa xilikii kala wareegay gudoomiyihii hore ee gobolka Mudug Xasan Maxamed Khaliif .

 

Gudoomiyaha xilka wareejiyay ayaa sheegay in mudadii uu xilka hay ay u qabsoomeen wax  badan,  inta dhimana uu sii dhamaystiro doono  gudoomiyaha cusub.

Dhankiisa gudoomiyaha cusub ee gobolka Mudug C/qaadir Xuseen ayaa shacabka ka codsaday in lala shaqeeyo .

Halkan ka dhegayso .

<