(Dhegayso) Xildhibaan Jeesow” Wasiir kuxigeen ahna Xildhibaan katirsan Baarlamaanka ayaa qaata mushahar dhan 7200 ,Xagee ka imanaysaa Deganaansho Siyaasadeed ”

Xildhibaan Daahir Amiin Jeeso oo kamid ah mudane yaash Baarlamaanka Soomalaiya ayaa sheegay in xildhibaanada ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya qaar kood  ay la,yihiin   dhaqaale ay ku tagaan deegaanadii laga soo doortay .

Xildhibaanka ayaa xuluumada Xasan Cali Kheyre ku dhaliilay in Wasiirada Xildhibaanada ah ay qaataan dhaqaale farabadan ,isagoo sheegay   in Wasiir kuxigeenka ahna Xildhibaan  katirsan Baarlamaanka  uu qaato lacag dhan cadadkeeda 700 oo doolar, Wasiirkana kaba sii darayn  ayuu yiri .

Waxa uu sheegay in aan laheli doonin deganaansho siyaasadeed inta Wasiirada ay qaadanayaan dhaqaalaha intaasi laeg .

Arintan ayaa waxa ay ku so beegmaysaa xili maanta Baarlamaanka Soomaaliya ay ansixiyeen Misaaniyada sanadka 2019 ka.

Dhegayso.

 

<