Degdeg: Dowladda Puntland oo mamnuucday in cid katirsan villa Somaliya timaado Puntland inta doorashadu lagu guda jiro.

Dowladda Puntland ayaa mamnuucday inta doorsshadu dhacayso in ay Puntland yimaadaan saraakiisha villa sida wasiiradda. saraakiisha ciidanka iyo howlwadeeda Madaxtooyada Soomaaliya.

Sidoo kale in aan Puntland la soo galin Karin lacag kaash ah Garoomada diyaaradaha iyo baraha kantaroolada ee kaga soo galo Puntland lacag kasta oo sharci daro ku soo gasha Puntland waa lala wareegayaa

Diyaaradaha imaanaya Puntland ayaa lagu amray in soo gudbiyaan liiska dadka ay sidaan inta aysan Muqdisho ka soo duulin.

Goor dhow la socda muuqaal

<