(VIDEO) Wasiirka Amniga Puntland oo ka hadlay go,aanadii madaxda dowlada Fadaraalka looga mamnuucay ka qayb galka doorashada Puntland

Dowladda Puntland ayaa mamnuucday inta doorsshadu dhacayso in ay Puntland yimaadaan saraakiisha villa  Soomaaliya  sida wasiiradda. saraakiisha ciidanka iyo howlwadeeda Madaxtooyada Soomaaliya.

Hadaba halakn ka daawo Wasiirka Amniga dowladda Puntland Axmed C/laahi Yuusuf Dowladd iyo Wasiirka Warfaafinta Cabdi Cali Xirsi Qarjab .

 

<