
Taariikhda markii ay ahayd 20 -6-2017 ayay Maxkamada ciidamada qalabka sida ee dowladda Somaaliya waxa ay u fariisatay dacwad ciqaabeedkii loo haystay Shabaab Maxamed Aadan Cali Boorow oo ku dhashay gobolka Bakol .
Ninkan ayaa Taariikhdu markay ahayd 15-6-2017 waxa uu Masjid ku yaalay magaalada Baydhabo uu ku dilay Marxuum Sheekh Madeer Madgaab Caliyo.
Xukunka Maxkamada ayaa waxaa ku dhawaaqay gudoomiyaha Maxkamada ciidamada qalabka sida ee dowladda fadaraalka Soomaaliya ee gobolka Bay .
Dhegayso.