Akhriso: Go’aankii dowladda Puntland Villa Soomaaliya kaga mamnuucaday inay yimaadaan Puntland.

Dowladda Puntland oo deeganadeeda ka mamnuucday in ay soo galaan mas’uuliyiinta dowladda Federaalka Soomaaliya, inta ay socoto doorashooyinka Puntland.

Wasaaradda amniga dowladda Puntland ayaa sidoo kale qoraal ay soo saartay ku mamnuucday in aan wax lacag ah Puntland la soo gelin karin inta lagu jiro doorashada.

<