Madaxweynaha Puntland “waxaan la yaabanahay dib u eegista Dastuurka ee mashruuca furan noqotay
Madaxweyne Deni oo ka hadlaya xaflada xuska 1 da July ayaa yiri “waxaan la yaabanahay dib u eegista Dastuurka ee mashruuca furan noqotay oo aan […]
Madaxweyne Deni oo ka hadlaya xaflada xuska 1 da July ayaa yiri “waxaan la yaabanahay dib u eegista Dastuurka ee mashruuca furan noqotay oo aan […]
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa yiri “Calankii u horeeyey ee laga taagey ciid Soomaaliyeed calankaas Blue ga ah buu ahaa Hargeysa calanka laga taagey […]
In India iyo Puntland noqdaan laba dhinac oo isdhaafsanaya wax soo saarkooda ayaa muhiim u ah labada dhinac ayuu qabaa Khabiir Sharmarke Cabdulaahi Cali oo […]
Maamuka gobolka Bari ayaa sheegay maanta xiliga la daah furidoono xirmooyinka Dhul-daaqsimeedka gobolka Bari,iyadoo mudo kabadan Bil laga mamnuucay in ay dooxooyinkaasi ay daaqaan xoolaha
Dowladda Puntand ayaa amar ku bixisay in Canshuur laban laab ah laga qaado badeecoyinka ka yimaada dhanka maamulka Soomaaliland ee Soomaalidiidka ah. Hadaba halkan […]
Hadda kadib reer Garowe uma baahna fiise "Hadda kadib reer Puntland uma safri doonaan Nairobi si ay u helaan fiisaha Hindiya, halkan ayaa lagu siin […]
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr 33 ee Juun, 29, 2019, ku magacaabay Taliyaha iyo Taliye Xigeenka 2-aad ee Ciidanka […]
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr 33 ee Juun, 29, 2019, ku magacaabay Taliyaha iyo Taliye Xigeenka 2-aad ee Ciidanka […]
Qaar kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Puntland ayaa maanta waxa ay gaareen oo lagu soo dhaweeyay degmada Burtine ee gobolka Nugaa. Safarka xildhibaanada ayaa salka ku […]
Gudoomiyaha kaamka Tawakal ee magaalada Bosaaso Rinji Cumar Cilmi ayaa warsidaha Puntlandi.com waxa uu uga waramay khasaaraha ka dhashay dabka ka kacay kaamka. waxa uu […]
Duqa degmada Garoowe Axmed Bare ayaa maanra magaalada Garoowe waxa uu tababar ugu soo xiray shaqaalaha Dab damiska ee ee dowaldda hoose ee Garoowe , […]
Degmada Burtinle ee gobolka Nugaal waxaa ka socota xuliska golaha cusub ee degmada, kadib markii golihii hore ay iscasileen. waxgaradka degmada ayaa ku howlan sidii […]
Ciidamada Boliska ee dalka Ethiopia ayaa howlgal ay ka sameeyeen magaalada Addis- Ababa waxa ay ku soo qab qabteen 56 xubnood oo ka tirsan Xisbiga Amxaaradda […]
Nin isku soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa maanta isku dhinac qarxiyey Gaari ay lahaayeen Boliska dalka Tunisia oo taagnaa shaaraca ug uweyn ee Bartamaha caasimadda […]
Odayaal ka soo jeeda maamulka Koonfur Galbeed ee Soomalaiya oo dhawaan Warbaahinta kula hadlay magaalada Baydhabo ayaa maamulka Puntland ku eedeeyay in Puntland […]
Deegaanka Tooxin oo ka tirsan degmada Bareeda ee gobolka Garda Fuu waxaa ku dhufatay dabay aad u xoogan oo saqabkii kala kacday guryihii ku yaalay […]
Maamulka dawladda Hoose ee degmada Jariiban ayaa xariga ka jaray mashruuc biyo galin loogu samaynayay degmada Jariiban. Xaflada ayaa ka dhacday hoolka Jaamacada Jariiba, waxaana […]
Degmada Buursaala ee gobolka Mudug waxaa laga hirgaliyay Ceelbiyood ku kacay dhaqaale gaaraya 50 kun oo doolar, taas oo ku timid si isku tashi ah,waxaan […]
Copyright © 2021 | WordPress Theme by MH Themes