Madaxweyne Deni oo ku guuaystay 100 kii maamood ee uu xilka hayay arin aysan xukuumadihii hore marnaba hawaysan

Dowladda Puntand ayaa amar ku bixisay in Canshuur laban laab ah laga qaado badeecoyinka ka yimaada dhanka maamulka Soomaaliland ee Soomaalidiidka ah.

 

Hadaba halkan ka Akhriso.

1) Badeecadaha daruuriga ah (sida shidaalka gaadiidka, gaaska diyaaradaha, gaaska guryaha, baradhada, liin macaanta, saytuunka, geed miroodka, IWM) waxaa la canshuurayaa 100%

2) Badeecadaha aan daruuriga ahayn (sida biyaha, sharaabka, dharka, isbeerbaartiska, qalabka guryaha & xafiisyada, qaadka, qalabka isgaarsiinta) waxaa la canshuurayaa 200%

Xukuumadda Madaxweyne Deni oo 100 maalmood waqtigeedu kor u dhaafay waxaa maanta marnana uusan daah saarneyn in ay Puntland hormar u hayaamisay, in ay tixgalineyso dareenka shacabka, oo ay haddana u heelantahay kobcinta dhaqaalaha, mideynta shacabka, difaaca dalka, iyo waliba dhisidda kaabayaasha dhaqaalaha, waa se intaas oo looga sii dhawaado, iyo wixii hore musuq darti u fashilmay oo dib loo soo toosiyo, sida Jidka Garoowe-Garacad.

 

 

<