(Dhegayso) Dabaylo xoogan oo ku dhutay deegaanka Tooxin ee degmada Bareeda

Deegaanka Tooxin oo ka tirsan degmada Bareeda  ee gobolka Garda Fuu waxaa ku dhufatay dabay aad u xoogan oo saqabkii kala kacday guryihii ku yaalay deegaanka iyo   Warshadii kaluunka.

majirto cid wax ku noqotay dabayshan ku dhutatay deegaanka, marka laga reebo khasaaraha hantiyiid oo ay gaysatay.

Cumar Maxamuud  Axmed oo ah maamulaha Warsahada kaluunka ee deegaanka Tooxin ayaa nooga waramay xaalada deegaanka.

<