Madaxweyne Deni “Calankii u horeeyey ee laga taagey ciid Soomaaliyeed waa Calanka Blue ga ah

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa yiri “Calankii u horeeyey ee laga taagey ciid Soomaaliyeed calankaas Blue ga ah buu ahaa Hargeysa calanka laga taagey kaas buu ahaa dadkii taageyna wali waa ilaalinayaan, calan lala noqday iyo wax la kala qaybinayaa midna ma jiro.”

<