(Dhegayso) Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Puntland oo Burtinle lagu soo dhaweeyay

Qaar kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Puntland ayaa maanta waxa ay gaareen oo lagu soo dhaweeyay degmada Burtine ee  gobolka Nugaa.

Safarka xildhibaanada ayaa salka ku hayay sidii ay ugu kuurgali lahaayeen baahiyaha ka jira degmada iyo xulista xildhibaanada cusub ee golaha deegaanka.

Xildhibaanada ayaa inta ay ku sugan yihiin degmada Burtinle waxa ay la kulmi doonaan bulshada qaybaheeda kala duwan.

Dhegayso.

<