(Dhegayso) Shaqaalaha Dabdamiska dowladda Hoose ee Garoowe oo Tababar loo soo xiray

Duqa degmada Garoowe Axmed Bare ayaa maanra magaalada Garoowe waxa uu tababar ugu soo xiray shaqaalaha Dab damiska ee ee dowaldda hoose ee Garoowe , kuwaas oo maalmahan tababar uga socda hoolka dowladda hoose.

Talaabadan ayaa ah mid looga hor tagayo Dababka intabadan soo noq noqda ee ka kaca gudaha magaalada Garoowe ee goobaha Ganacsi.

Dhegayso.

 

<