(Dhegayso) Waxgaradka Puntland oo ka jawaabay eedeen ka timid odayaasha maamulka koonfur galbeed Soomaaliya

Odayaal ka soo jeeda   maamulka Koonfur Galbeed  ee Soomalaiya   oo  dhawaan Warbaahinta kula  hadlay magaalada Baydhabo  ayaa  maamulka Puntland ku eedeeyay in Puntland lagu dhibaateeyo dadka ka soo jeedo deegaanadaasi.

Hadaba eedaasi odayaasha ka timid waxaa ka hadlay oo waxba kama jirana ku tilmaamay Caaqil Ibraahin Maxamed Ciise,wuxuuna  sidoo kale ka hadlayaa Caaqilka doorashada Afhayeenka Nabadoonada gobolka Bari iyo xilga uu ku ekaa mudo xileedkii Afhayeenkii hore Nabadoon Xarago.

<