
Hadda kadib reer Garowe uma baahna fiise
"Hadda kadib reer Puntland uma safri doonaan Nairobi si ay u helaan fiisaha Hindiya, halkan ayaa lagu siin doonaa fiisaha." safiirka Hindiya ee Soomaaliya.
Slået op af Radio Daljir i Lørdag den 29. juni 2019