(Dhegayso) Xulista xubnaha cusb ee golaha deegaanka ee degmada Burtinle oo socota

Degmada Burtinle ee gobolka Nugaal waxaa ka socota xuliska golaha cusub ee degmada, kadib markii golihii hore ay iscasileen.

waxgaradka degmada ayaa ku howlan sidii ay u soo dhisi lahayaeen gole ka duwan kuwii hore si looga fogaado isqab qabsi dhexmara oo ragaadiya horumarka degmada.

Halkan ka dhegayso waxgaradka oo ka hadlaya arintan.

<