
Degmada Buursaala ee gobolka Mudug waxaa laga hirgaliyay Ceelbiyood ku kacay dhaqaale gaaraya 50 kun oo doolar, taas oo ku timid si isku tashi ah,waxaan iska kaashaday shacabka degmada, Qurbajoota degmada iyo maamulka.
Hadaba Gudoomiyaha degmada Buursaala Maxamed Saleebaan yaan ka waraysanay.